Welcome to my Blogg ;)

3/18/12

~~~~~~ SHEEKO ~~~~~~ M I R Q A A N :


Nin Marqaan ah ayaa waxaa laweydiiyay Beenta aduunka ugu weyn, waxa uu dhahay labo been ayaa ugu macruufsan, Nin Soomaali ah hadii uu ku dhaho Shan Daqiiqo kadib waan kuu imaanaa ama waan kula joogaa ha aaminin camal, Sidoo kale Naag hadii ay kudhahdo Shan Daqiiqo ayaan isku soo diyaarinaa waana soo baxaa ayadana ha aaminin Camal ayuu dhahay :D #Peace